 |
WAXBARASHADA
Dadkaka 25 sano ka weyn, isku eegid magaalooyinka mareykanaka ugu waaweyn, boqolleyda dhammaaneysa:
|
Dugsiga Sare |
BA ama ka Sareeya |
Seattle |
91.9% |
52.7% |
San Francisco |
84.5% |
50.1% |
Washington DC |
83.6% |
45.3% |
Atlanta |
83.0% |
42.4% |
New York |
79.0% |
32.2% |
Chicago |
77.5% |
29.9% |
Miami |
63.3% |
23.0% |
Detroit |
76.1% |
12.1% |
Isha laga soo xigtay: Xafiiska Tirakoobka, cabbirka 2005 ee Mareykanka
Dugsiyada Dadweyne iyo Kan gaarka
Wadarta isdiiwaangelinta Dugsi ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle laga bilaabo Oktoobar 1, 2007, ayaa ahayd 45,933. Waxa jira in ka badan 300 dugsi gaar loo leeyahay iyo kuwa diinta ku lug leh ee Seattle.
Jaamacadaha iyo Kulliyadaha ugu Waaweyn
|
|