|
GOOBAHA WAXTARKA U LEH BEESHA
This information is from 2008. Updated information for 2011 will be available soon.
Daryeelka Caafimaadka
Agagaaaraha Seattle ayaa ah xarunta daryeel caafimaadka ee Baasifik Woqooyi-Galbeed Mareykan.
Goobaha ugu waaweyn ee caafimaadka waxa ka mid ah Xarunta Caafimaadka Iswedish , Isbitaalka Jaamicadda Washington iyo Qaybta Daawada, Xarunta Caafimaadka Harborview, Isbitaalka Iskaashatada Caafimaadka Kooxaha, Xarunta Caafimaadka Virginia Mason, Isbitaalka Woqooyi-Galbeed, Isbitaalka Guud ee Valley, Isbitaalka Carruurta iyo Xarunta Cilmi-Baarista Kaansarka Fred Hutchinson (oo leh barnaamijka cilmi-baarista adduunka ugu weyn ee xigmeynta iyo ka hor-tagga kaansarka).
Diinta
Dhammaan diimaha waaweyn ayaa laga mattalaa magaalo-weynta Seattle. Waxa intaas u sii dheer kaniisadaha kala duwan ee Barotestant, Romaan Kaatolik iyo Orthodox-ka Bari, iyaga oo jira synagogue-yo yuhuudi ah, meelaha caabdika Buddhist-ga iyo masjidyada Islaamka..
Goobo Dhaqameed iyo Madaddaalo
Dhaqameed |
Madaddaalo |
Goobaha Taariikhiga ah |
37 |
Goobaha Tennis-ka |
156 |
Xarunta Tumidda Farshaxanka |
37 |
Wadiiqooyin la Dayac-tiro |
72 (115.87km) |
Maktabadaha Dadweynaha |
30 |
Jardiinooyin |
61 jardiinooyin deegaan |
Xarumaha Beesha |
28 |
Naadiyada Isboortiga |
42 |
Matxafyada |
17 |
Miidaanka Cayaaraha |
33 |
|
|
Meeelaha lagu Dabbaasho |
10 |
|
|
Xeebaha |
9 |
|
|
Goobaha Golf-ga lagu Ciyaaro |
5 |
|